2064 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Guddi U Magacaabay Xalinta Cabashooyinka Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Guddi U Magacaabay Xalinta Cabashooyinka Maamul Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 23, 2018 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi wasiiro ah u Magacaabay xalinta tabashada ay qabaan Maamul Goboleedyada kuwaas oo kala Shaqeynaya Aqalka Sare.

Guddigaan uu Ra’iisul wasaaraha Magacaabay ayaa waxaa Guddoomiye looga dhigay wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,iyada oo Xubno wasiiro ah qeyb ka yihiin.

Gudigaan uu Ra’iisul Wasaaraha Magacabay ayaa yimid kadib markii Aqalka Sare ay Xukuumadda ka dalbadeen in mudo saddex Cisho ah uga soo jawaabto mowqifkooda khailaafka dowladda iyo maamul goboleedyada.
zzzzzzzzz

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment