Booliska Dubai oo xiray dalxiisayaal muuqaallo qaaqaawan iska duubay kaddibna soo dhigay baraha bulshada
April 06, 2021 Booliska Dubai ayaa xiray koox dalxiisayaal lagu soo eedeeyey iney meel fagaara ah muuqaallo qaaqaawan ay isaga dubeen kaddibna soo dhigay…