1113 Views

Garoonkii Magaalada B/weyne oo u xirmay Roobab iyo daadad ka da’ay Deegaankaas.

Garoonkii Magaalada B/weyne oo  u xirmay Roobab iyo daadad ka da’ay Deegaankaas.
____________________________________________________________________________

April 20-2021

Roobabku meelaha ay ka curteen waxaa ka mid ah magaada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan, waxa uuna sababay in la joojiyo duulimaayadii diyaaradaha ee halkaasi tagi jiray sababo la xiriira daadad ku soo rogmaday garoonka oo saameyn reebay.

Sidoo kale  Odawaa Aamin Jaamac, meerayaha garoonka Baledweyne oo u warramay  Saxaafada ayaa Rajo Xumo ka muujiyay in uu furmo Garoonkaas maalmaha soo socda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post