1020 Views

Jabuuti oo shegtay Markii ay shirkadda DP World ka baxday adeegyada dekedda jabuuti kor u kaceen

Jabuuti oo shegtay  Markii ay shirkadda DP World ka  baxday adeegyada dekedda jabuuti kor u kaceen
____________________________________________________________________________

May 11, 2021

Waxaa sare u kacay heerka kobaca dhaqaalaha ee dekedaha dalka Djibouti. Warbixin uu dhawaan soo saaray Bangiga Adduunka ayaa lagu sheegay, in Jabuuti ay kaalinta 1-ad ka gashay maalgashiga dekedaha Africa, halka kaalinta 61-aad ay kaga jirto caalamka oo dhan.

Agaasimaha dekedaha Jabuuti Abuubakar Cumar Haadi, oo BBC-da uga warramay horumarka dekedaha dalkaasi ayaa sheegay in jabuuti ay dadaal dheer u gashay sare u qaadida ganacsiga iyo maalgashiga.

Agaasimaha ayaa BBC-da wareysi siiyay ayaa sharraxaya sida ay u arkaan qiimeynta Bangiga Adduunka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post