669 Views

Rooble Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka iyo Beesha Caalamka oo shir u socda .

Rooble Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka  iyo   Beesha Caalamka oo shir u socda .
____________________________________________________________________________

 

May 29 2021

Waxaa goor dhawayd furmau  kulan u dhaxeeya  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir & Wakiilada Beesha Caalamka.

Kulanka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa waxaa looga hadlayaa Arimaha Doorashooyinka iyo Amniga Dalka ee dhawaan Madaxda Soomaalida ay heshiiska ka gaareen.

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlayaa sidii hoggaamiyeyaasha Soomaalida u dhaqan gelin lahaayeen heshiiska, iyaga oo taageero dhinac walba ah ka helaya Wakiilada Beesha Caalamka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post