726 Views

Xaaladda qaxootiga xeryaha oo laga dayrinayo 30 sano kadib.

Xaaladda qaxootiga  xeryaha oo laga dayrinayo 30 sano kadib.
____________________________________________________________________________

June 20 2021

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta Qaxootiga Adduunka, ayaa waxaa duruufo adag laga soo sheegayaa xerayaha qaxootiga ee Dhagaxleey, ee deegaanka Dhadhaab, gobolka Waqooyi-bari Kenya.

Dadka dhOwaan gaaray xeryahaas kana soo barakacay Koofurta Soomaaliya, ayaa ka cabanaya hooy laa’aan, iyo duruufo kale oo nololeed.

Sidoo kale Xeryaha Qaxootiga kaakuma dhadhaab iyo Hagar dheer ayaa lagu wadaa in albaabada loo laabo sanadka soo socda 222, kadib heshiis ay gareen Hay’adda Qaxootiga aduunka ee UNHCR iyo Dowlada Kenya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post