1062 Views

Madaxweynaha Galmudug oo Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Galmudug  oo Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
____________________________________________________________________________

Khamiis: luliyo 1 2021

Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Qoor-qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Gaalkacyo ku soo dhoweeyey madaxda maamulka gobolka, kan degmada iyo qeybaha bushada

Wafdiga Qoor-qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ayaa ka ambabaxay maanta Magaalada Muqdisho halkaasoo ay kaga qeyb galeen shirkii Golaha wadatashiga oo laga soo saaray Jadwalka doorashada.

Sidoo kale Qooq Qoor ayaa lagu wadaa in uu bari gaaro magaalada Wisil oo al-shabaab Weerar ku qaadeen maalmo ka hor, balse ay qabsan waayeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post