996 Views

Madaxweyne Qooq Qoor oo ku wajahan deegaanka Wisil ee gobolka Mudug

Madaxweyne Qooq Qoor oo  ku wajahan deegaanka Wisil ee gobolka Mudug
____________________________________________________________________________

Khamiis: Luliyo 1 2021

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta ku wajahan deegaanka Wisil ee gobolka Galgaduud oo dhawaan ay dagaalamayaasha AL-shabaab weerar ku qaadeen kaas oo dad badan ku dhinteen kuwa kalena uu dhaawac kasoo gaaray.

Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha ayaa laga dareemayaa deegaanka Wisil, iyadoona si weyn loo adkeeyay amniga deegaankaasi.

Ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan kuwa xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ayaa xalay ilaa iyo saakay baaritaano ka sameeyay deegaanka Wisil ee gobolka Galgaduud.

Deegaanka Wisil ayaa dhawaan waxaa weerar ku qaaday dagaalameyaasha Al-shabaab, iyadoona ciidamada xoogga iyo kuwa Galmudug ay iska caabiyeen weerarkaas ay dagaalamayaasha AL-shabaab ku qaadeen..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post