1215 Views

Maxkamadda sare ee Somaliland oo ansixisay natiijada doorashadii golaha wakiillada

Maxkamadda sare ee Somaliland oo ansixisay natiijada doorashadii golaha wakiillada
____________________________________________________________________________

Arbaco: July 7, 2021

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa manta si rasmi ah ugu dhawaaqday ansixinta natiijadii ka soo baxday doorashadii golaha wakiilada Somaliland ee la qabtay dhamaadkii bishii may.

Golahan ayaa haatan sugaya in madaxweynuhu isugu yeedho mudo 30 cisho gudahood ah si loo dhaariyo ayagoo isla markaana iska dhex dooran doona shirgudoonkii hogaamin lahaa si ay hawshooda u bilaabaan.

Warbixin ku saabsan ku dhawaaqidda ansixinta natiijadii doorashada oo uu soo diyaariyey Cabdillahi Jamac halkan ka dhagayso.

Office Nairobi Kenya





_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post