1056 Views

Madxweyne Farmaajo iyo Xaaf oo kulmay

Madxweyne Farmaajo iyo Xaaf oo kulmay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Juun 30, 2019—Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ” Xaaf”

Soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf ayaa ka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweyne Xaaf ayaa Muddo  hal sano ka badan aan imaan Magaalada Muqdisho, waxaana jiray Khilaaf kala dhaxeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya, kaasoo ugu dambeyntii heshiis laga gaaray.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment