930 Views

Jeneral Xijiaar oo Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland

Jeneral Xijiaar oo  Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland
____________________________________________________________________________

Jimco: July 9, 2021

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland.

Xijaar ayaa kala hadlay Saraakiishaas xaqiijinta nabadgalyada shacabka iyo masuliyiinta ka qeebgalaya doorashada labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka.

Sidoo kale Doorashadan ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo, waxaana taliye Xijaar uu kormeeray dhamaan xarumaha Ciidamada booliska ay ku leeyihiin Magaalada Kismaayo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post