1641 Views

Daraawiishta Galmudug oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab

Daraawiishta Galmudug oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab
____________________________________________________________________________

Axad: july 25 2021

Ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 21-aad iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-Shabaab, oo ay kusoo furteen hub.

Ciidamada Xoogga dalka saraakiisha hogaamineysa ayaa sheegay iney dagaal ku dileen Horjooge ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab, sidoo kale ay kasoo furteen Saanad ciidan.

Sidoo kale waxay warbaahinta u xaqiijiyeen Saraakiisha Daraawiishta Galmudug inay Al-Shabaab kala wareegeen Fariisimo ay ku sugnaayen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post