Khadka tareenka isku xira Itoobiya iyo Jabuuti oo la xiray. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in dhalinyaro careysan oo dibadbaxyo dhigayo ay xireen waddada muhiimka ah ee…Read more »
TPLF oo sheegtay in ciidamadooda ay kusii siqayaan jiha kasta xitaa roobka uusan hor istaagi karin. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Afahayeenka fallaagada TPLFee la dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadooda ay kusii siqayaan jiha kasta isla markaana aysan jirin…Read more »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlayt Qarax ka dhacay Coomaad. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Gaari la sheegay in laga soo buuxiyay Walxaha qarxa, kaas oo ku qarxay degaanka…Read more »
Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ka hor timid liiska xubnaha musharraxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha guddiga uu dhowaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%, ahna guddoomiyaha ururka…Read more »
Suldaanka beesha Mareexaan oo ka digay qorshe Farmaajo uu QOOR QOOR u dhiibay Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Suldaan Bayle Cumar Daad, oo ah Suldaanka beesha Mareexaan oo Madaxwayne Farmaajo uu ka dhashay, ayaa ku eedeeyey madaxweynaha inuu…Read more »
Human Rights Watch oo sheegtay in ciidamada Israa’iil ay galeen dambiyo dagaal. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Hay’adda u doodda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch waxay sheegtay ciidamada Israa’iil iyo Ururrada hubeysan ee Falastiin iskahorimaad bishii…Read more »
Askari kamid ah kuwa QM oo lagu dilay weerar ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada dhexe Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Wakalada AFP ayaa sheegtay in askari kamid ah kuwa nabad ilaalinta QM lagu dilay weerar ka dhacay dalka Jamhuuriyada Afrikada…Read more »
Jigjiga oo ka socoto bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay in Canfartu ka gaysteen Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay…Read more »
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku wajahan Jubbaland. Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland.…Read more »
Dabley hubaysan oo Gobolka Sool xalay ku af-duubtay dad rayid ah Posted on July 28, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: july 28 2021 Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Gobolka Sool, ayaa xalay degaanka Carrooley ee Gobolkaas ka af-duubtay dad rayid ah, oo…Read more »