1413 Views

Goordhow Kismaayo ka bilabatay hadal jeedinta musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka sare Jubbaland.

Goordhow Kismaayo ka bilabatay hadal jeedinta musharaxiinta u tartamaya kuraasta  Aqalka sare Jubbaland.
____________________________________________________________________________

Khamiis: july 29 2021

Waxaa goordhow bilowday hadal jeedinta musharaxiinta u tartamaya kuraasta xubnaha Aqalka sare ee dalka, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland, iyadoo isla maantaba ay ku xigto doorashada afar kursi.

Xaliimo Jaamac Maxamed iyo Abdirisaq Maxamed Cismaan ayaa ku tartamaya kursiga ugu horeeya ee la dooran doono maanta, iyadoo Jubbaland ay noqoneyso goobta ugu horeeysa ee lagu doorto Baarlamaanka 2-aad Aqalka sare ee Soomaaliya

Sidoo kale Xildhibaanada Jubbaland ayaa dhageysanaya khudbadaha ay jeedinayaan musharixiinta.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post