1242 Views

Wefdi ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Garoowe

Wefdi ka tirsan xukuumadda  Soomaaliya oo  ku wajahan magaalada Garoowe
____________________________________________________________________________

Sabti: July 30 2021

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Sida wararku sheegayaan wefdigan ayaa ka qayb-galay xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland oo ku beegan 1-da Agoosto.

Sidoo kale, waxa maanta Garoowe imaanaya xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka.

Xildhibaanka ayaa isna ka qayb-galaya xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto, taas ka dhacaysa caasimadda Garoowe.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post