567 Views

Ciidamada Isreal oo sheegay inay duqeyn la dhaceen afar saldhig oo kooxda Xamaas leedahay

Ciidamada Isreal oo  sheegay inay duqeyn la dhaceen afar saldhig oo kooxda Xamaas leedahay
____________________________________________________________________________

Axad: August 22, 202

Ciidamada Isreal ayaa sheegay inay duqeyn la dhaceen afar saldhig oo kooxda Xamaas ay leedahay oo hubka lagu sameeyo laguna keediyo waxaana ay ka dambeesay kadib rabshado gacan kahadal ah oo ka dhacay xadka Gaza iyo Israel.

Tobaneeyo qof ayaa lasoo sheegayaa inay ku dhaawacmeen dibad baxyada waxaa na jira sida saraakiisha caafimaadka Falastiin ay xaqiijiyeen wiil 13jr oo madaxa dhawac uukasoo gaaray rasaastii ay fureen ciidamada israel.

dhanka Israel waxa ay xaqiijiyeen in askari boolis ah uu dhawac halis ah kasoo gaaray dhagaxaanta iyo waxyaaba qarxa ay tuurayeen kuwa dibad baxyada dhigayay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post