834 Views

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo ka Carooday is casilaada Wasiir Fiqi oo qabsaday Kontarool

Ciidamada  Daraawiishta Galmudug oo ka Carooday is casilaada Wasiir Fiqi oo qabsaday Kontarool
____________________________________________________________________________


Jimco: October 8, 2021

Wararka ka imaanya saakay  magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ciidan katirsan Daraawiishta Galmudug oo la sheegay in ay ka caroodeen is Casilaada Wasiirkii Amniga Galmudug Fiqi oo shalay iska  Casilay Xilkaas ay goor dhawayd la wareegeen Koontaroolka K/furta Gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo Booliska ah oo halkaasi ku sugnaa ay iskaga baxeen halkaas, iyaga oo u dhaqaaqay deegaanka Galinsoor.

Sidoo kale ma jiraan Wax war ah oo ka soo baxay maamulka galmudug oo ku aadan gadoodka ay sameeyeen saakay Ciidamadaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post