1401 Views

Dagaal mar kale ka Qarxay Deegaanka Garba-ciise ee Somalida Itobiya

Dagaal mar kale ka Qarxay Deegaanka Garba-ciise ee Somalida Itobiya
____________________________________________________________________________

Axad: August 29, 2021

Wararka ka imaanaya Garba-ciise  ayaa sheegaya in mar kale uu saakay Dagaal dib uga bilowday Garba-ciise.

Wararka ayaa sheegaya in in saaka uu dagaal dib uga bilowday agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga tuulada Gawracan ee gobolka Siti.

Dagaalkan u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday halkaas inkasta oo shaley xaaladda ay degeneyd.

Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa bishii lasoo dhaafay ku eedeysay ciidamada Canfarta in dad rayid ah ay ku laayeen Garba-ciise.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post