684 Views

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika Danjire Francisco

Madaxweynaha  Galmudug oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika Danjire Francisco
____________________________________________________________________________


Khamiis: September 2, 202

 Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidamada AMISOM iyo Taliyaha Booliska AMISOM.

Labada dhinac ayaa kulankooda diirada ku saaray Amniga deegaanada Maamulka Galmudug, doorashooyinka iyo sidii AMISOM ay gacan ugu geysan lahayd howlaha sugidda Amniga ee ka socda deegaanada Maamulkaas.

Sidoo kale Taliyaha Ciidamada AMISOM ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxa uu kulamo la yeelanayay maamul Goboleedyada sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen Doorashooyinka Dalka ka dhacaya loona sugu lahaa amaanka Goobaha Doorashada Dalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post