834 Views

Ururka Taalibaan oo sheegay in calankoodana ka taageen gobolka Panjshir

Ururka Taalibaan oo sheegay in  calankoodana ka taageen  gobolka Panjshir
____________________________________________________________________________

.

Talaado:September 7, 2021

 

Ururka Taalibaan ayaa sheegay in haatan uu guud ahaan maamulo waddanka Afgaanistaan, kaddib markii ay calankooda ka taageen xafiiska barasaabka gobolkii ugu dambeeyay ee ay iska-caabbinta kula kulmeen, waa gobolka Panjshir .

Walow Axmed Mascuud oo ka mid ah hogaamiyayaasha wax-iska-caabbinta, uu wacad ku maray inuu dagaalka sii wadi doono, ayaa haatan waxaanan la garanayn halka uu jaan iyo cirib dhigay.

Mullah Hadiyat Ullah Badar, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Taalibaan ayaa dadka dooxadaasi ugu baaqay inay guryahooda joogaan oo aanay u qixin buuraha, isagoo sheegay inaanan wax loo dhimi doonin, hasayeeshee nin ayaa BBCda u sheegay in qoyskiisa ay halkaas isaga qaxeen sababtoo ah waa ay argagaxeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post