1491 Views

Warbahinta Qaranka oo aan lagu daabicin Hakinta farmaajo uu ku hakiyay shaqada Rooble.

Warbahinta Qaranka oo aan lagu daabicin Hakinta farmaajo uu ku hakiyay shaqada Rooble.
____________________________________________________________________________


khamiis: September 16, 2021

Warbaahinta Qaranka iyo TVga Qaranka ayaan lagu daabicin warbixin goor dhawayd ka soo baxday Villa Somaliya ee ku aadan shaqa joojinta sharci darada ah ee lagu Sameeyay Raisal Wasaare Rooble.

Warbixintaan ayaa ahayd in Raisal Wasaare Rooble laga joojiyay shaqada lagana  Hakiyo Howlaha uu Hayo Raisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C//llaahi farmaajo.

Sidoo kale Warbaahinta Qaranka ayaa ahayd halka ugu horeeyo oo lagu qoro warka ku aadan Villa Somaliya ee ka soo baxa Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo.

Balse haatan ayaa waxay Noqotay in Twweterka lagu daabaco warka ka soo baxo Villa Somaliya ama Baraha Bulshada taaso oo Sharaf dhac u ah Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post