1752 Views

Soomaalida Canada oo billaabay Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka

Soomaalida Canada oo billaabay Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka
____________________________________________________________________________

Muqdisho |  September 24, 2021–Muslimiinta gobolka Alberta ee dalka Canada oo ay Soomaalidu qeyb ka yihiin ayaa wada kulammo ay ugu tashanayaan Islaam naceybka oo ku soo badanaya gobolkaasi.

Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowr dumar oo saddex kamid ah ay Soomaali yihiin dhibaatooyin la xiriira naceybka loogu geystay gobolkaasi.

Dowladda Federaalka iyo tan gobolka Alberta ayaa ku celceliya in naceybka uusan meel ugu bannaaneyn Canada.

Soomaalida kunool gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa todobaadyadii la soo dhaafay dareemayay cabsi dhanka amniga ah kadib markii gobolkaas ay ku bateen dadka muujinaya islaam naceybka.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post