738 Views

Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya oo u Dareeray saakay Goobaha Codbixinta

Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya oo u Dareeray saakay Goobaha Codbixinta
____________________________________________________________________________

khamiis: September 30, 2021

Wararka ka imaanaya saakay  Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in markii ugu horeysay Mudooyinkaan saakay ay dadka deegaankaas u dareereen goobaha cod-bixinta Doorashooyinka.

Doorashada Guud ee dalka Itobiya ayaa waqtigeedii dib uga dhacday, kadib Markii dalka Itobiya sanadkii la soo dhaafay uu galay Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Tigreega.

Sidoo kale Magaalada Jigjiga ee caasimadda deegaankaasi ayaa dadka ku nool waxa ay haatan bilaabeen inay u soo baxaan doorashada si ay codkooga uga dhiibtaan doorashada wakiillada golaha deegaanka iyo xildhibaannada deegaankaasi ku matali doona baarlamaanka federaalka ee Itoobiya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post