813 Views

Madaxweynihii hore Shiikh Shariif oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan deegaanada Galmudug

Madaxweynihii hore Shiikh Shariif oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan deegaanada Galmudug
____________________________________________________________________________

Sabti: October 2, 2021

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Noqday siyaasigii ugu horeeyay ee ka hadla xaalada Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka jireen Colaado.

 “Waxaan ka xunahay dagaalka iyo Colaada kasoo cusboonaatay deegaanka Bohol iyo Magaalada Guriceel ee u dhexeeysa Ciidanka Galmudug iyo kuwa Ahlusunna Waljameeca oo dib loo abaabulay”ayuu yiri Shiikh Shariif.

Waxa uu  Shiikh Shariif  dalbaday in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaada Galmudug ee u dhexeeysa ciidamada Galmudug iyo Ahlusunna.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post