1506 Views

Sawiro:-Gudoomiyaha Baralamaanka Dalka Oo Lakulmay Qaarkamida Madaxada Dalka Turkiga

Sawiro:-Gudoomiyaha Baralamaanka Dalka Oo Lakulmay Qaarkamida Madaxada Dalka Turkiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 17, 2018 –Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS ayaa  la kulmey Madaxweyne kuxigeenka dalka Turkiga Fuat Oktay waxa ay ka wada hadleen sidii loo xiojin lahaa xiriirka labada dal, wuxuuna uga mahad celiyey kaalinta muuqato oo walaalaha Turkiga ay ka geesteen dib u dhiska dalka Soonaaliya, sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu la kulmey Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Turkiga mudane Celal ADAN oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Baarlamaanka labada dal.

Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Mudane Maxamed Murasal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Mudooyinkaan Danbe Kulamo Gaar Gaar ah Ugu Qayb Galayey Gudaha Dalka Turkiga

Waxa Uuna Kalahadalay Dhamaan Madaxdii Uu Lakulmay Sidii Loo Taageero Loosiin Lahaa Dawlada Somalia

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment