603 Views

Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, oo sheegay in dagaal uu weli ka soconayo waddooyinka magaalada Severodonetsk,

Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, oo  sheegay in dagaal uu weli ka soconayo waddooyinka magaalada Severodonetsk,
____________________________________________________________________________


Axad: June 5, 2022

Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dagaal uu weli ka soconayo waddooyinka magaalada Severodonetsk, xilli Ruushku uu duqeyn joogta ah ku hayo qeybaha kale ee gobolka Donbas.

Hasayeeshee Ruushka ayaa sheegaya in ciidammada Ukraine ee ku sugan bariga magaaladaasi ay dib ugu guranayaan magaalada dariska ah ee Lysychansk.

Ma jirto qaab lagu xaqiijin karo sheegashadaasi, xilli bayaannadii ugu dambeeyay ay saraakiisha Ukraine ku sheegeen inay weli iska caabbinayaan oo ay dib u riixayaan ciidammada Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post