708 Views

Xaaska askari ka tirsan Ciidanka AMISOM oo la dilay

Xaaska askari ka tirsan Ciidanka AMISOM oo la dilay
____________________________________________________________________________


Talaado: December 7, 2021

Haweeneeyda oo lagu Magacaabi jiray Catherine Ruto ayaa meydkeeda qoyskeeda waxaa ay ka heleen Hoygeeda oo kuyaalla tuulada
Kosachei ee ka tirsan degmada Turbo ee
ismaamulka Uasin Gishu ee dalka Uganda.

Meydka Haweeneyda ayaa waxaa gurigeeda
ka helay carruurteeda oo dhigata Fasalka
Shanaad iyo Fasalka Kowaad, kuwaas oo ka
soo laabtay Iskuulka, balse ay heleen xilli ay dhex jiiftay barkad dhiig ah.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-4308608837626563&output=html&h=280&adk=347341914&adf=3166856694&pi=t.aa~a.829776362~i.5~rp.4&w=696&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1638865040&num_ads=1&rafmt=1&armr=3&sem=mc&pwprc=3344177157&psa=1&ad_type=text_image&format=696×280&url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2021%2F12%2Fxaaska-askari-ka-tirsan-ciidanka-amisom-oo-la-dilay%2F&flash=0&host=ca-host-pub-2644536267352236&fwr=0&pra=3&rh=174&rw=695&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&fa=27&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMC4wLjAiLCJ4ODYiLCIiLCI5Ni4wLjQ2NjQuNDUiLFtdLG51bGwsbnVsbCwiMzIiXQ..&dt=1638865040166&bpp=8&bdt=2118&idt=-M&shv=r20211201&mjsv=m202112060101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3De871ff80dcbfa62c-224773ddfdcc0056%3AT%3D1637126770%3ART%3D1637126770%3AS%3DALNI_MZFnBDtUFgtOTFZIspxtyF8DOn6_g&prev_fmts=0x0&nras=2&correlator=2194296448286&frm=20&pv=1&ga_vid=844516139.1638865039&ga_sid=1638865039&ga_hid=1722193295&ga_fc=0&u_tz=180&u_his=14&u_h=1024&u_w=1280&u_ah=984&u_aw=1280&u_cd=24&u_sd=1.1&dmc=2&adx=40&ady=1203&biw=1148&bih=778&scr_x=0&scr_y=273&eid=44750774%2C31063858%2C31063867%2C31063907&oid=2&pvsid=766296043352161&pem=496&tmod=136666387&ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&eae=0&fc=1408&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C984%2C1164%2C778&vis=1&rsz=%7C%7Cs%7C&abl=NS&fu=128&bc=31&ifi=2&uci=a!2&btvi=1&fsb=1&xpc=iSLVzK9dvw&p=https%3A//www.hiiraanweyn.net&dtd=107 Haweeneeyda ayaa waxaa jirkeeda ku yaallay tooreey dhowr jeer looga dhuftay qoorta, waxaana dadka deriska la’ah ay ku tuhmeen dilkeeda Nin ka yimid degaanka Kabarnet oo booqasho ugu yimid ka hor dilleeda.

” Waxaan u cararnay guriga oo qeylo ka yeertay, waxaana helnay iyada oo meyd ah oo jiifa sagxada qolkeeda fadhiga,” ayuu yiri Vincent Karoney, oo deris la ah.

Patrick Ng’etich oo ahaa Ninka qabay Haweeneyda la dilay ayaa deg deg ugu laabtay dalka Uganda, kadib markii dhacdadaas lagu soo wargeliyay xilli uu ku sugnaa gudaha Soomaaliya maadaama uu kamid yahay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Catherine Ruto oo 29 jir aheyd ayaa laheyd Uur todobo bilood ah oo noqon lahaa hadii ay dhasho cunuveeda Saddexaad, waxaana socda baaritaano ay wadaan baaritaano la xiriira dilka.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-4308608837626563&output=html&h=280&adk=347341914&adf=761282075&pi=t.aa~a.829776362~i.13~rp.4&w=696&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1638865040&num_ads=1&rafmt=1&armr=3&sem=mc&pwprc=3344177157&psa=1&ad_type=text_image&format=696×280&url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F2021%2F12%2Fxaaska-askari-ka-tirsan-ciidanka-amisom-oo-la-dilay%2F&flash=0&host=ca-host-pub-2644536267352236&fwr=0&pra=3&rh=174&rw=695&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&fa=27&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMC4wLjAiLCJ4ODYiLCIiLCI5Ni4wLjQ2NjQuNDUiLFtdLG51bGwsbnVsbCwiMzIiXQ..&dt=1638865040166&bpp=7&bdt=2118&idt=-M&shv=r20211201&mjsv=m202112060101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3De871ff80dcbfa62c-224773ddfdcc0056%3AT%3D1637126770%3ART%3D1637126770%3AS%3DALNI_MZFnBDtUFgtOTFZIspxtyF8DOn6_g&prev_fmts=0x0%2C696x280&nras=3&correlator=2194296448286&frm=20&pv=1&ga_vid=844516139.1638865039&ga_sid=1638865039&ga_hid=1722193295&ga_fc=0&u_tz=180&u_his=14&u_h=1024&u_w=1280&u_ah=984&u_aw=1280&u_cd=24&u_sd=1.1&dmc=2&adx=40&ady=1873&biw=1148&bih=778&scr_x=0&scr_y=273&eid=44750774%2C31063858%2C31063867%2C31063907&oid=2&pvsid=766296043352161&pem=496&tmod=136666387&ref=https%3A%2F%2Fwww.hiiraanweyn.net%2F&eae=0&fc=1408&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C984%2C1164%2C778&vis=1&rsz=%7C%7Cs%7C&abl=NS&fu=128&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=2&fsb=1&xpc=HXXCBnteOm&p=https%3A//www.hiiraanweyn.net&dtd=140 laamaha Amniga dalka Uganda ayaan weli ka hadlin dhacdadaas, balse waxaa arrintaas fajac ay ku noqotay Ehellada Haweeneeyda, iyaga oo sheegay in aysan ogeyn sababta loo dilay.

Office Nairobi Kenya


Talaado: December 7, 2021

Haweeneeyda oo lagu Magacaabi jiray Catherine Ruto ayaa meydkeeda qoyskeeda waxaa ay ka heleen Hoygeeda oo kuyaalla tuulada
Kosachei ee ka tirsan degmada Turbo ee
ismaamulka Uasin Gishu ee dalka Uganda.

Meydka Haweeneyda ayaa waxaa gurigeeda
ka helay carruurteeda oo dhigata Fasalka
Shanaad iyo Fasalka Kowaad, kuwaas oo ka
soo laabtay Iskuulka, balse ay heleen xilli ay dhex jiiftay barkad dhiig ah.

Haweeneeyda ayaa waxaa jirkeeda ku yaallay tooreey dhowr jeer looga dhuftay qoorta, waxaana dadka deriska la’ah ay ku tuhmeen dilkeeda Nin ka yimid degaanka Kabarnet oo booqasho ugu yimid ka hor dilleeda.

” Waxaan u cararnay guriga oo qeylo ka yeertay, waxaana helnay iyada oo meyd ah oo jiifa sagxada qolkeeda fadhiga,” ayuu yiri Vincent Karoney, oo deris la ah.

Patrick Ng’etich oo ahaa Ninka qabay Haweeneyda la dilay ayaa deg deg ugu laabtay dalka Uganda, kadib markii dhacdadaas lagu soo wargeliyay xilli uu ku sugnaa gudaha Soomaaliya maadaama uu kamid yahay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Catherine Ruto oo 29 jir aheyd ayaa laheyd Uur todobo bilood ah oo noqon lahaa hadii ay dhasho cunuveeda Saddexaad, waxaana socda baaritaano ay wadaan baaritaano la xiriira dilka.

h laamaha Amniga dalka Uganda ayaan weli ka hadlin dhacdadaas, balse waxaa arrintaas fajac ay ku noqotay Ehellada Haweeneeyda, iyaga oo sheegay in aysan ogeyn sababta loo dilay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post