687 Views

Waxaa goor dhawayd garoonka Muqdisho ka duulay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka n Rooble oo ku sii Jeeda Qadar.

Waxaa goor dhawayd garoonka Muqdisho ka duulay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka n Rooble oo ku sii Jeeda Qadar.
____________________________________________________________________________

isniin: October 4, 2021

Waxaa goor dhawayd garoonka Muqdisho ka duulay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, iyo wafdi uu Hogaaminayo.

Rooble ayaa waxaa safarkiisa ku Wehliya Wasiirka Difaaca C/llaahi Maxamed Nuur iyo Xubno iskugu jira Xildhibaano iyo saraakil ka socota Xafiiskiisa.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Rooble, uu  ka helay casuumad rasmi ah amiirka Qadar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

Sidoo kale Safarka ra’iisal wasaare Rooble, ayaa lagu micneeyey adkeynta xiriirka labadda dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qadar.

Safarka ra’iisal wasaaraha ayaa kusoo beegmay maanta oo Isniin ah, iyadoo sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u amba baxey dalka Itoobiya.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post