1116 Views

Booliiska caasimadda Garoowe oo soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo xalay lagu qabtay saldhiga galbeed

Booliiska caasimadda Garoowe oo  soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo xalay lagu qabtay saldhiga galbeed
____________________________________________________________________________


Arbaco: October 6, 2021

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo lagu qabtay saldhiga galbeed ee magaalada.

Taliye ku xigeenka saldhiga galbeed Xiddigle Cabdullaahi Cali Wadaad (Qoob) oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay in dhalooyinkaas khamriga ah iyo gaarigiis sidayba loo gudbin doono sharciga.

Xiddigle Qoob ayaa sidoo kale sheegay in ay baxsadeen laba nin oo saarnaa gaariga khamriga siday islamarkaana weli Booliisku ku raad-joogaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post