Madaxweynaha Jubbaland oo soo gudbiyay boos ka dhinaa kuraasta Aqalka Sare Posted on October 21, 2021 by QOL Contributor | Khamiis: October 21, 202 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga…Read more »
Guddiga Doorashada Galmudug oo Galkacyo kula Kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug Posted on October 21, 2021 by QOL Contributor | Khamiis: October 21, 202 Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad goboleed Galmudug (SEIT) oo ay Weheliyaan Xubnaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa la…Read more »
Madaxweynaha Kenya oo markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay Posted on October 21, 2021 by QOL Contributor | Khamiis: October 21, 202 Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb…Read more »
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay degaanka Baqdaad oo kuyaal inta u dhaxeeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad Posted on October 21, 2021 by QOL Contributor | Khamiis: October 21, 202 Ciidanka Kumaandooska DDANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degaanka Baqdaad oo kuyaal inta u…Read more »
Manchester United oo guul soo laabasho ah ka gaadhay Atalanta oo laba gool kala hormartay kulankii xalay Posted on October 21, 2021 by QOL Contributor | Khamiis: October 21, 202 Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Atalanta oo laba gool kala hormartay laakiin ay…Read more »