783 Views

Jamaal Cusmaan oo ku guuleystay kursiga degmada 6-aad ee Golaha Deegaanka Miniyabolis

Jamaal Cusmaan oo ku guuleystay kursiga degmada 6-aad ee Golaha Deegaanka Miniyabolis
____________________________________________________________________________


Arbaco: November 3, 2021

Waxaa soo gaba gabawdey codbixinta doorashada golaha deegaanka ee gobolka Minisota, halkaasoo ay ka tartamayeen kuraas kala duwan Soomaalida tiro badan.

Gobolka Minisota, gaar ahaan magaalada Miniyabolis, ayaa xudun u ah Soomaalida dagan Mareykanka, iyadoo ay taranka ku jireen illaa iyo sagaal qof.

Waxaa la xaqiijiyey guusha Jamaal Cusmaan,oo u sharaxnaa degmada 6-aad ee Golaha Deegaanka ee magaalada Miniyabolis.

Sideedii kale ee tartameysay toddobo kamid ah codadka illaa iyo haatan la tiriyey waxey u eg yihiin kuwo guul dareystay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post