798 Views

Wiilka uu dhalay madaxweynaha UgandaYoweri Museveni oo taageero u muujiyay jabhadda TPLF

Wiilka uu dhalay madaxweynaha UgandaYoweri Museveni oo  taageero u muujiyay jabhadda TPLF
____________________________________________________________________________


Sabti: November 6, 2021

Wiilka uu dhalay madaxweynaha UgandaYoweri Museveni ayaa taageero u muujiyay jabhadda TPLF ee hadda dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya.

Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah taliyaha ciidamada lugta ee Uganda ayaa ugu baaqay dagaalyanahada Tigray inay dhageystaan talooyinka janaraal Yoweri Museveni.

Wuxuu sheegay, “Kuwa kufsiga u geysta walaalaheen Tigray isla markaana dilayo, waa in tallaabo laga qaadaa” kadib qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post