1254 Views

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb oo kala waregay waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble deeq xoolo ah

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb oo kala waregay  waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble deeq xoolo ah
____________________________________________________________________________

Isniin: November 8, 2021

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed”Geedaqorow ayaa wareegay waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble Xaaji deeq xoolo ah oo ay ugu talo galeen inay kugarab istaagan ciidanka utaagan difaaca Galmudug.

Waxaa halka xoolaha gudoomiyaha Caasimadu kula wareegayay kusugnaa xildhibaano katirsan Baarlamanka Galmudug,wasiiro iyo dhalinyaro beesha kasoo jeeda kuwaa sheegay in deeqdani tahay bilow ayna dhawaan keenidoonaan xoolo intaan kabadan

Masuuliyiintii ku sugneed Goobta Xoolahaan nool iyo raashinka Lagu wareejinaayay waxaa ku sugnaa Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan.

Galmudug ku sugan Gurceel ayaana Loogu talagalay Deeqdaan oo ka kooban Xoola Nool iyo raashin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post