498 Views

Insatagramka oo soo saaray hab lagu xaqiijin karo da’ad qofka

Insatagramka oo soo saaray hab lagu xaqiijin karo da’ad qofka
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 29, 2022

Instagram ayaa baaraysa qaabab loogu talagalay dhallinyarada si loo xaqiijiyo da’dooda iyo in ay u hoggaansameen shuruucda hay’addaas.

Qalab ay leedahay shirkadda Meta ayaa tijaabinaysa fiidiyowyo la iska qaado oo ay la socdaan qalab tahliilin kara qaabab loo caddeyo ama loo ogaado xaqiijinta da’da.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post