648 Views

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Simon Kofe oo shir jaraa’id ugu qabtay badda dhexdeeda

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Simon Kofe  oo  shir jaraa’id ugu qabtay badda dhexdeeda
____________________________________________________________________________

Arbaco: November 10, 2021

Mid ka mid wasiirrada Jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badda Baasiifigga ayaa khudbad uu ugu talo galay shirka COP26 ee isbeddelka cimilada ku duubay badda dhexdeeda, si uu diiradda u saaro khataraha heerka biyaha badda ee sare u sii kacaya.

Wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Simon Kofe ayaa farriintiisa duubay toddobaadkii hore, shalay ayaana laga daawaday shirka.

Sawirro laga soo qaaday wasiirka oo badda bartankeeda taagan ayaa lagu wadaagay baraha bulshada – iyadoo ay dad badan ammaaneen farriinta ay khudbaddu xambaarsan tahay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post