888 Views

SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho

SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho
____________________________________________________________________________

Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas oo ay kaga hadlayaan xaaladda dalka & Arrimaha doorashooyinka.
Shirka ayaa waxaa ay uga hadlayaan arrimo ku saabsan doorashooyinka & sidii looga hortegi lahaa boob ay sheegeen in lagu haayo doorashada Golaha Shacabka ee dalka ka socota.

Shalay Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha waxaa ay kulan la heesheen Ra’ iisil Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyaga ka dalbaday in la joojiyo doorashada Golaha Shacabka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post