1335 Views

Guddoomiyaha Gobalka Hiiran Cali Jayte oo kulan la qaatay Mas’uulayiin ka kala socotay urur gobaleedka IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Guddoomiyaha Gobalka Hiiran Cali Jayte oo   kulan la qaatay Mas’uulayiin ka kala socotay urur gobaleedka IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha
____________________________________________________________________________

khamiis: December 16, 2021

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobalka Hiiran Cali Jayte uu  kulan la qaatay Mas’uulayiin ka kala socotay urur gobaleedka IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in kulankaan  looga hadlay dib u heshiinta labo beelood oo walalo ah oo dhawaanahan ku dagaalamayay degaannada Deefow iyo Kabxanleey oo ka tirsan Gobalka Hiiraan.

Sidoo kale Kulanka ayaa lagu gorfeeyay sidii loo gudo geli lahaa dib u heshisiin iyo sidii labada dhinac la isugu keeni lahaa si xal waara looga gaaro colaadda degaannadaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post