1020 Views

Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynley oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta

Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynley oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta
____________________________________________________________________________


Arbaco: December 22, 2021


Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynleey ayaa soo tiigsaday fiinaalka tartanka kubbadda cagta degmooyonka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021.

Cayaartooyda Dharkeynleey ayaa 1-0 uga badiyay dhigopda Shingaani oo tartanka daafacanaysay, waxaana goolka u dhaliyay Cabdiqani Axmed Cabdi (Carrick).

Dharkeynleey ayaa fiinaalka la ciyaari doonta guuleystayaasha degmooyinka Warta Nabadda iyo Yaaqshiid oo ku loolami doona kulanka labaad ee Nus-dhammaadka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post