1380 Views

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
____________________________________________________________________________

Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada ayaa sigaar ah waxaa ay howlgalka uga fuliyeen deeganka Caliyow Barrow iyo tuuloyin hoostaga, halkaas oo fariisimo waaweyn ay kulahaayeen dagaalamayaal.ka tirsan Al-Sshabaab

Saraakiisha Ciidamada DANAB ayaa ujeedka hoowlgalka ku sheegay in uu ahaa burburinta goobo Al-Shabaab ay kaga sugnaayeen deegaannadaas, isla markaana dadka ay ku dhibaateen jireen.

Ciidanka DANAB oo ay wehlinayaan kuwo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland ayaa waxaa la sheegaa inay mararka qaar howlgallo ka fuliyaan degaano ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post