798 Views

Madaxweyne Deni oo sheegay in ay hayeen xogta qarixii Garoowe

Madaxweyne Deni oo sheegay in ay hayeen xogta qarixii Garoowe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  isiniin    , March 230, 2020 —MadaxweynahaPuntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir),kaas oo u geeriyoodey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Garoowe.

 

Deni ayaa sheegay in Puntland ay ka go’antahay inay ciribtirto nooc-kasta oo ah waxa loogu yeero argagaxisada, falalka noocaasi oo kale ahna aysan cabsi gelineyn Madaxda iyo Shacabka Puntland.

 

 

Waqti badan ayuu sheegay in la geliyey in falal amni darro laga abuuro deegaannada Puntland,isla markaana Puntland ay ka wareheysay xogta qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe laguna daba jirey.

 

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe,iyaga oo sheegay in qaraxaasi ay ku dileen mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Puntland.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment