588 Views

Uganda oo ka hortagtay koox maleegaysay afgambi.

Uganda oo ka hortagtay koox maleegaysay afgambi.
____________________________________________________________________________

Talaado: December 28, 2021

Booliska Uganda ayaa sheegay inay xireen 29 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin jabhad dhawaan la aas aasay oo doonaysay inay afgambiso dowladda madaxweyne Yoweri Museveni.

Booliska Uganda ayaa sheegay inay xireen 29 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin jabhad dhawaan la aas aasay oo doonaysay inay afgambiso dowladda madaxweyne Yoweri Museveni.

Booliska ayaa intaa ku daray in kooxdan oo lagu magacaabo Isbaheysiga Isbedel doonka Uganda ay ka sameysteen xeryo tababar oo ku yaala bartamaha dalkaasi ayna soo abaabuleen weeraro ay ku dhinteen ugu yaraan afar boolis ah bishan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post