561 Views

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Dalka Canada

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda  Dalka Canada
____________________________________________________________________________

Sabti: February 5, 2022


Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu saameyn ku yeeshay dhaqaalaha iyo isu socodka magaalada.

Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau, ayaa meesha ka saaray awood militari oo loo adeegsado dibad-baxayaasha oo lagu eedeeyay inay dadka deegaanka ku hayaan dhibaatooyin kala duwan.

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in xayiraada la qaadayo, waxa uuna ugu baaqay dadka in ay is dajiyaan oo ay joojiyaan rabshadaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post