561 Views

Muqdisho oo goor dhawayd lagu dilay Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda

Muqdisho oo goor dhawayd lagu dilay Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda
____________________________________________________________________________


Arbaco: January 26, 2022

Waxaa goor dhawayd dhaawac Culus loogu geestay afaafka hore ee  Kaalinta Shidaalka ee HASS oo ku taalla aagga Madaxtooyadda ama Sayidka Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Dhaawac halis ah uu  gaaray, kadib markii laba wiil oo Bastooladdo ku hubaysan ay bergsadeen, waxaa loola caray Isbitaalka si loo daaweeyo.

Sidoo kale  aagaas ayaa ah xayndaabka u dhaxeeyaa Hotel Weheliye ilaa Sayidka, taasi oo ay dhooban yihiin Ciidamada Dowlada ahna halbowle ay maraan Ciidamada Dowlada daqiiqad kasta taasi oo loa yaab ah, waana ka soo hor jeedka Hotel Dayax

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post