402 Views

Koonfur galbeed oo maanta qabaneyso Doorashada Shan kursi.

Koonfur galbeed oo maanta qabaneyso Doorashada Shan kursi.
____________________________________________________________________________

Axad: January 30, 2022

Magaalada beeydhabo ee xarunta ku meelgaarka ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya, Waxaa maanta lagu waddaa in ay ka qabsoomato Doorashadda 5 kursi oo kamid ah Gollaha Shacabka BJFS.

Gudiga Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo shalay xaqiijyay murshaxiinta u tartamayo 5 kursi ayaa shegay ay fuliyren Shuruudihii looga baahnaa Murshaxiinta kuwadda tartamayo 5-ta kursi oo maanta Doorashadooda la qabanayo.

Wariyayaasha degaanadda Koofur galbeed Soomaliya ayaa kusoo waramay in ay socoto Qabanqabadii ugu danbeeysay ee Doorshadda,  sidoo kalana xalay la arkayay murshaxiinta  kuwada tartamayeyso 5 kursi oo kulamo kala duwan ka waddo Magaalada beydhabo.

Kuraasta Maanta Doorashadoodaay dhaceeyso ayaa waxa ay kalayihiin, HOP-177, HOP-1853, HOP-175, HOP-184, HOP-159,

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ah Maamulada doortay xubnaha ugu badan ee Golaha Shacabka BFS, sidoo kalana ah maamulka kaliya ee shaciyay Degaan Doorshada labaad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post