510 Views

Afrikaan ku xanibmay dhulka hoostiisa intuu socday dagaalka Ukraine.

Afrikaan ku xanibmay dhulka hoostiisa intuu socday dagaalka Ukraine.
____________________________________________________________________________

 Talaado: March 1, 2022

Ardey u dhashay Cameroon ayaa sharaxay sida isaga iyo saaxiibadiis loogu qasbay in ay isku qariyaan meel dhulka hoostiisa ah si ay uga dhuuntaan duqaymaha.

Christophe ayaa yiri “shanti kasta ee daqiiqo waxaan maqlaynay dhawaaqa bamka, mararka qaar waxaan maqlaynay diyaaradaha hawada ka guuxaya, inta badanna dhawaqa bamka ayaan maqlaynay, sababtoo ah dhulka ayaad ka dareemeysaa. Taas ayay ahayd waxa ugu badan ee aan maqlaynay, run ahaantii aad noogama fogayn.”

Wuxuu sheegay in 15 ka mid ah saaxiibadiis oo u kala dhashay Cameroon, Nigeria, Senegal iyo Ghana ay u carareen Kerson

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post