933 Views

Magaalo kamid ah Ukraine oo amar dul saarnaa lagu kordhiyay

Magaalo kamid ah Ukraine oo amar dul saarnaa lagu kordhiyay
____________________________________________________________________________

Axad: March 20, 2022

Bandowga saarnaa magaalada Zaporizhzhia ee koonfurta-bari ee dalka Ukraine ayaa la kordhiyay , halkaasoo horaantii bishan la duqeeyay warshad Nukliyeer ah.

Bandowga ayaa bilaaban doona maanta 16:00 xiliga maxaliga ah (14:00 GMT) wuxuuna dhamaan doonaa 06:00 isniinta, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Magaaladan ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay waddo u noqoto dagaalka Ruushka uu ku doonayo in u kula wareego magaaloyin kale oo Ukraine kamid ah

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post