537 Views

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb gaaray

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb gaaray
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 26, 2022

– Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud,iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Office Nairobi Kenya


_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post