966 Views

Gabar ku guuleystay tartanta Quruxda Afrika oo magaalada Xamar lagu soo dhaweeyay

Gabar ku guuleystay tartanta Quruxda Afrika oo magaalada  Xamar lagu soo dhaweeyay
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Waxaa maanta Xamar lagu soo dhaweeyay gabaddii ku guuleysatay tartanta Quruxda Afrika .

Cadar Yusuf Ibrahim oo ah gabadda ku guuleysatay trataankaasi ayaa booqasho ku tagtay xafiiska wasiirka warfaafinta iyo xaafiska wasiirka haweenka halkaasi oo aad loogu soo dhaweeyay.

Tartaankaasi oo dhowaan ka dhacay Nageeriya , ayaa Cadar Yusuf Ibrahim waxay noqotay gabadda kaalinta koowaad gashay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post