Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muqdisho soo gaaray
Arbaco: May 4, 2022 Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud…