825 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jubaland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jubaland
____________________________________________________________________________

.

Isniin: May 9, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Madaxweyne Axmed Madoobe  ayaa Guddoomiyaha la wadaagay sida shacabka reer Jubaland iyo bulshadba ay u taageereen doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

Madaxweynahu wuxuu  Gudoomiyaha uga mahad celiyay go’aanka maanta lagu fasaxay xildhibaanada deegaan doorashada labaad ee Jubaland gaar ahaan Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post